
Midowga Afrika oo Ansixiyay Shanta Waddan ee Ciidamadooda ka howlgalaya Soomaaliya
Addis Ababa – Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa si rasmi ah u ansixiyay in waddamada Jabuuti, Masar, Itoobiya, Kenya, iyo Uganda ay noqdaan dalalka rasmiga ah ee ciidamo u dira hawlgalka cusub ee nabad-ilaalinta Soomaaliya oo lagu magacaabo …